Degmada Dayniile ee G/Banaadir oo la sheegay iney qabto dhibaato iyada u gooni ah

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo ka mid ah  Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in shacabka ku nool degmada Dayniile ay dhibaato ku qabaan ciidamada Milateriga ah ee degmadaas ku sugan. Degmada dayniile ayuu sheegay iney tahay mida kaliya ee gobolkan Banaadir ay degan yihiin ciidamo millateri ah isagoo xusay inaan la aqbali Karin arrintaas loona baahan … Continue reading Degmada Dayniile ee G/Banaadir oo la sheegay iney qabto dhibaato iyada u gooni ah